Taliye Bariise oo xilka laga qaaday iyo taliye cusub oo loo Magacaabay

0
Saturday August 08, 2020 - 20:20:01 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Bariise oo xilka laga qaaday iyo taliye cusub oo loo Magacaabay

    Afgaduud ayaa horay usoo noqday taliyaha Ciidanka Booliska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afgaduud ayaa horay usoo noqday taliyaha Ciidanka Booliska




Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xilka ka qaaday taliyaha laanta ilaalinta Canshuuraha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise.

General Cabdirisaaq Afguduud ayaa loo Magacaabay Taliyaha Qeybta Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Afgaduud ayaa horay usoo noqday taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Puntland.

Taliyaha Ciidanka booliska ayaa waday maalmihii lasoo dhaafay isbedello lagu sameeyay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.


Loading...
Loading...