Madaxweynaha waare oo la shiray Shirkadda dhiseysa Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho

0
Saturday August 08, 2020 - 20:15:40 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha waare oo la shiray Shirkadda dhiseysa Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho

    Madaxa Shirkadda ENEZ ayaa madaxweynaha Sharaxaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Shirkadda ENEZ ayaa madaxweynaha Sharaxaad





Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Dr Maxmed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiisha iyo Howlwadeenada Shirkadda Dhiseysa Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho.

 

Shirkaddaan oo lagu Magacaabo ENEZoo ah shirkad Turki ah waxaana sidoo kale mashaariic kale duwan ay ka fulineysaa Hirshabelle.

Madaxa Shirkadda ENEZ ayaa madaxweynaha Sharaxaad ka siiyay fulinta mashruuca Wadada oo hadaba bilowday.

 

sidoo kale waxa uu soo bandhigay qorshaha, ka hortaga fatahaada wabiga Shabelle oo dhowaan Turkiga Uu fulinayo mashaariic la xiriira Fatahaada.


Loading...
Loading...