Hambalyo Meher Ku Socota Sheekh Yuusuf Maxamed(Sujuu) Iyo Xamda Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay London
Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Sheekh Yuusuf Maxamed(Sujuu) Iyo Xamda Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay London
Siyaad Xuseen Jaamac
Baashe Cabdi Kabadhe
Maxamed Ibraahin Muuse
Axmed Maxamed(ilkacase)
Cabdi Sheekh Mukhtaar(Shariifka)
Mustafe Xuseen Bancade
Faarax Murtiile
Yaasiin Cabdale
Axmed Xabashi
Cabdiraxmaan Farawayne.
Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin Sheekh Yuusuf Maxamed(Sujuu) Iyo Xamda Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay London waxaanay leeyihiin aqal
galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.
AaamiinAaammiinnnnAaamiinnn
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!