Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Codsaday in la Baadho Xeerka Maaliyadda oo la Been-abuuray

0
Thursday August 06, 2020 - 18:28:28 in News by A. Asbaro
  • Visits: 880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Codsaday in la Baadho Xeerka Maaliyadda oo la Been-abuuray

    Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Codsaday in la Baadho Xeerka Maaliyadda oo la Been-abuuray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Codsaday in la Baadho Xeerka Maaliyadda oo la Been-abuuray

Muqdisho(HWN):-Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi, ayaa codsaday in baadhis degdeg ah lagu sameeyo been-abuur uu sheegay in lagu sameeyay Habraaca dhaqan-gelinta Xeerka Maaliyadda Guud dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi


Guddoomiyaha aqalka sare, ayaa ku eedeeyay Baarlamaanka aqalka hoose in ay Madaxweynaha u gudbiyeen xeerkan, iyadoo aan lasii marin Barlamaanka aqalka sare si uu dib u eegis ugu sameeyo.

Cabdi Xaashi wuxuu Madaxweynaha ugu baaqay inuu xeerkan oo uu saxerxay ku soo saaro wareegto lagu oggolaanayo in xeerkan dib u eegis lagu sameeyay, lagana saxo wixii qaladaad ah ee ku jira.



Loading...
Loading...