Hooyo . Hantida Qaranka Yaa Haya?
Keene iyo kordhiye
Keene .waaryaa kordhiye saaxiib waxa ii timi hooyo Doonaysa cidda haysa hantida qaranka ee la wada lee yahay Markaan weydiiyay waxay u doonayso waxay tidhi hooyo waxaan Haystaa caruur agoona wax ay cunaan iyo meel ay galaan midna Uma hayo markaa waxaan doonayaa qaybtayadii in nala siiyo Waayo waanu ubaahanay ee qolooyinka aan ubaahnayn ha loo hayo Markaa saaxiib hooyadii meel aan usheego waan garan waayay Aad baan u murugooday sida aan uqancin kari waayay hooyadaa
Kordhiye. Saaxiib waxay ahayd inaad hooyada ka xayso oo madaxtoo- Yada geyso aad usheegto inay waxeedii doonayso maaha inay Caawimo doonayso ama dawarsi tahay inay doonayso wax ay xaq Uleeday oo iyagu hayaan
Keene. Kkkkkkkkkkk saaxiib labada yadaba waa la xidhi laa Masiirka ummaduna halkaasuu marayaa qofka xaqiisa is yidhaa Doono inuu xadhig gelaayo kolbana faamligaa hayaa iska leeyay Oo sannad gudihii malaayiin hantida qaranka ah la urursado Wayse soo gebageboobi. Hayska samirto hooyadaasi
Guuleed liibaan snm [email protected]
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!