Safarka Wasiir Koore ee Itoobiya iyo Kulamada Wasaradaha Warfaafinta Soomaaliya iyo Somaliland
xogo la xiriira ujjeedka Wasiir Koore ee Addis Ababa oo dibeda u soo baxay
Addis Ababa (HWN) Sida ilo wareedyo
ku sugan Muqdisho ay xaqiijiyeen, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi
Xayir Maareeye ayaa dhawaan magaalada Addis Ababa kula kulmay wasiir ku
xigeenka warfaafinta Somaliland Cabdinaasir Cumar Jaamac..
Kulanka oo qarsoodi ahaa ayaa looga wadahadlay sidii labada wasaaradood u
wada shaqeyn lahaayeen, sida ay goobjoogeyaashu xaqiijiyeen.
Wasiirka Warfaafinta Muuse Biixi ayaa sidoo kale la soo tebinyaa in uu kulamo hoose la yeeshay safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya
Xukuumada Muuse Biixi ayaa hada si qarsoodi ah u ogolaatay in siyaasiyan
hoos tagto Dawlada Federalka Soomaaliya, iyada oo aan arintan weli si toos ah
bulshada loogu soo bandhigin.
Arinta is weydiinta mudani waxa ayse tahay, Taliska Muuse ilaa intee ayuu
isbedelkan siyaasadeed ka qarin karaa bulshada, maxeyse tahay sababta dhabta ah
ee soo dedejisay isbedelka siyaasadeed.
Hadhwanaagnews
Addis Ababa, Itoobiya

Safarka uu iminka ku joogo magaalada Addis Ababa wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Koore ayaa waxa uu dab socdaa kulamada qarsoodiga ah ee labada dhinac.
Wasiirka Warfaafinta Muuse Biixi ayaa sidoo kale la soo tebinyaa in uu kulamo hoose la yeeshay safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya
Cabdixakiin Cabdullaahi Cameey, oo hore u ahaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland isla markaana ay wasiirka ka soo wada jeedaan gobolka Sool.

Loading...
Loading...

0 