Golaha Shacabka oo dood adag ka yeelanaya go'aanadii ka soo baxay shirkii Dh/mareeb 2

0
Saturday July 25, 2020 - 08:44:52 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Shacabka oo dood adag ka yeelanaya go'aanadii ka soo baxay shirkii Dh/mareeb 2

    Agendaha kulanka ayaa ah, Ka Doodista Doorashadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agendaha kulanka ayaa ah, Ka Doodista Doorashadda




Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 25/7/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

 

Agendaha kulanka ayaa ah,Ka Doodista Doorashadda 2020/2021, waxaana tilaabadaan wararka qaar ay sheegayaan in ay si weyn uga horjeedo kulankii Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyadda ay ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb.

 

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa isku daya in aan lala wareegin doorkooda ku aadan doorashooyinka in ay go’aan ka gaaraan.

 

Saacaddihii lasoo dhaafay ayaa waxaa socday abaabul ku aadan kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka.

 

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .


Loading...
Loading...