Qaabka Jabuuti, Keene Iyo Kordhiye

0
Thursday July 09, 2020 - 10:29:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 739
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaabka Jabuuti, Keene Iyo Kordhiye

    8 / 7 / 2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

8 / 7 / 2020

Keene . waar yaa kordhiye saaxiib ma moodaa inaynu Qaabka jabuuti ushaqayno oo aad moodo inaynu nahay Gobol jabuuti ka mida sababtoo ah jabuuta siday udhantay Dhaqaalaheeda iyo maamulkeeda waxa gacanta ku haya Qoys keliya qofkasta oo taajira waxa ku khasaba inuu sheer Ka geliyo qoyskaa haddii kale waa lala wareegayaa xoolihiisa Meel kasta oo kharash ka soo baxayana waa in qoysku lug Ku leeyay haddaanu wada haysanba waana sida aynu inana Ku socono . Oo immikaba wax yar baynu ka sokaynaa waayo dalka inta badan HEEGAA  xukunta meel dhaqaale kasoo baxo iyo wixii qandaraasa Waxa loo samaystay shirkado si loogu lunsado hantida umadda Khariidadana waxa soo dhiiba qayskaa jabuuti laakiin waxaynu Nahay kala jaad iyagu waa dad la bahdilay ilaa sidii gumaysigu Uhaystay mid la miduunbaa qabsaday Innakau wax yarbaynu xeerinay naa iyana is ka soo gebogebo ah Iska rididoodu hawl badan innagu qaadan mayso Haddii caqligu usoo noqon waayo.

 

 

Guuleed liibaan  snm [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...