Warqad Furan To Muuse Biixi Cabdi

0
Thursday July 09, 2020 - 10:14:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad Furan To Muuse Biixi Cabdi

    Asc Bahda Warbaahinta Waansalaamayaa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Bahda Warbaahinta Waansalaamayaa,

 Marka Xiga Anigoo Ah Xog Ogaal Jooga Agagaarga Villa Somalia  Kanasoojeeda Sl.  Waxaan Warqadan Furan Kusocodsiinayaa  Xukuumadda Somaliland Iyo Shacabka  Reer Sl. Waxaan Ogohay In Farmaajo Iyo China  Ku Heshiiyeen Arin Khiyaano Ah Oo Lagu Minjoxaabinayo  Xidhiidhkii Ay Samaysteen Somaliland Iyo Taiwan, Khiyaanadaas Oo  Ah In China

 

Uu Xafiis Kafurto Hargeysa Kaas Oo Hoostaga Safaaradda Muqdisho Ee China Marka Uu  Dhawr Bilood Furaado Ee  Taywaan Meesha Lagasaarona  Kanna Laxidho

 

Ujeedadiisuna Tahay Keliya In Taywaan Iyo Sl Lakala  Reebo. Arintana Hadaamoodaysaan Inuu China Wato Mawato Ee Somaliya Ayaa Aad Uga Muraaradilaacday Arintan. Ogaadana In Wadahadalada Jabuuti Aanay  Daacad Ka,

 

Ahayn Ee Ay Yihiin Khiyaano Iyo Maaweelin  Inta Hawlo Ay Iyagu Kutalajiraan Isugu Dubba Dhacayaan.

Wabilaahi Tawfiiq;

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...