Baxnaan Xaaji Aden Diiriye Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Taliye Bedel Hassan Khayl
Waxa tegay adoon culus
Anigoo ah Baxnaan xaaji aden diiriye waxan tacsi tiiraanyo leh u diray qotskii qaraabadii iyo dhamaan qaranka Somaliland uu ka baxay alle ha u naxariistee marxuum taliye Bedel hassan khayl oo maanta ku geeriyooday shil baabuur isaga iyo walaalkii marxuum maxamuud hassan khayl.
Waxa tegay adoon culus
Oday lagu hirtaa baxay
Iftiin baxayey baa damay
Udub nabad gelyaa jabay.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...