Maskaxda Afrikaanka

0
Friday July 03, 2020 - 10:01:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 872
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maskaxda Afrikaanka

    Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keene iyo kordhiye

 

2 / 7 / 2020

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxaad iiga warantaa nooca Ay ushaqayso maskaxda afrikaanku.

 

Kordhiye . saaxiib manta hadal wanaagsan oo qota dheer ayaad Ku hadashay waxaad ii gusoo hagoogtaywaxaad ogtay inaan ku af Garanayo waxaad ujeedaa madaxda afrikaanku siday ushaqaysaa Saaxiib afrikaanku inta aanu madax noqon garashadiisu way fogtay Laakiin hadduu madax noqdo way soo gaabataa Wuxuu arkaa wax fara badan oo amarkiisa ku soconaya oo awel hore Uu ku hamiyi jiray tolow sidaad waxaa uheshaa una badan xagga dhaqaalaa Isla markaa waxa kalumaya waxan dadbaa le qaran dhan masiirkiisii weeye Ma is odhanayo waar dee aad leeday ama aad shaqaysatay ayaad ku Hamiyaysay ee waxani waa xoola qaran. Maskaxduna uma soo noqoto ilaa la xidho ama sidaasuu ku dhintaa Markaa saaxiib waxay ku quruxbadantay inay madaxweynaha Soo kiraystaan oo aanu iyaga ka soo dhex bixin Haddii kale waa gurta yaa waddani.

 

Guuleed  liibaan [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...