Dawlada Somaaliya Oo Magdhaw Lacageed Ka Dooneysa Xubin Ka Tirsan Shaqaalaha Villa Somalia

0
Sunday May 31, 2020 - 09:22:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Somaaliya Oo Magdhaw Lacageed Ka Dooneysa Xubin Ka Tirsan Shaqaalaha Villa Somalia

    Warqad kasoo baxday guddiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Somliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warqad kasoo baxday guddiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Somliya

Muqdisho (HWN) – Warqad kasoo baxday guddiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Somliya , isla markaana lagu socodsiiyay xafiisyada hantidhowrka, xisaabiyaha guud iyo wasaaradda maaliyadda, ayaa magdhaw lacageed looga dalbaday mid kamid ah shaqaalaha xaafiiska Madaxweynaha Somaliya.



 

 

Loading...
Loading...