Cabdiqaadir Ibraahim Saalax (Chiefka) Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Guure

0
Monday May 18, 2020 - 09:38:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiqaadir Ibraahim Saalax (Chiefka) Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Guure

    Cabdiqaadir Ibraahim Saalax oo ku Magac dheer (Chiefka),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiqaadir Ibraahim Saalax oo ku Magac dheer (Chiefka),

isagoo ku hadlaya Magaciisa, iyo Magaca Qoyskiisa Waxa uu Dhambaal Tacsi ah Gaadhsiinayaa, Qoyska Qaraabada iyo Ehelka iyo Guud ahaanba Shacabka Reer Somaliland ee uu Ka baxay Marxuum Xasan Guure Jaamac oo Shaley Lagu aasey Toon.

 

Waxa uu Marxuumka Illaahay uga barayayaa in uu janadii Fardawsa Ka Waraabiyo, Qoyska,qaraabada,Ehelka, iyo Dhamaanba Shacabka Somaliland ee uu Ka baxayna Eebe Samir iyo Iimaan saadiq ah in uu ka Siiyo, Waxaanu sigaar ah uga tacsiyaynayaa Saaxiibadii Illaahay ha inaga Aqbalo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...