Hanbaliyo Sannad Guurada 18 May Qof Kastoow Gurigaaga Ku Xus

0
Monday May 18, 2020 - 09:31:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbaliyo Sannad Guurada 18 May Qof Kastoow Gurigaaga Ku Xus

    Dhamaan waxaan leeyahay kulu caam wantum bikheyr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan waxaan leeyahay kulu caam wantum bikheyr




Hanbaliyo hanbaliyo dhamaan shacbi weynaha reer somaliland maanta oo ah maalin ku weyn qaranimadeena iyo madaxbananadeena taas oo ah sumad aan la qiyaasi karayn.

 

Taas oo ah dareen iyo farxad ummad dhisatay hanaan nabadana xajistay,taas oo ku gaadhay isku duubnaanta iyo horusocodkooda.

 

Maana oo ay jirto daruufo iyo ballaayo caalamka saamaysay khatarta covid 19ka awgiina dadka u saamaxayn in la dhigo dabaal dagyo iyo xafladu lagu weynaynayo.ayaa waxa aan leeyahay guryihiina ku xusa.

 

Waxyar aamua madax hoos u dhiga faataxada quraanka u akhriya dadkii dalka u dadaalay hadday noqoto mujaahidiintii ama dadkii dib u dhiska ka qayb qaatay

 

Halloo duceeyo odayaasha nabadeed oo uu ka kowyahay xaaji cabdikariin.

 

Sidoo kale waan salaamayaa guddoomiyaasha xisbiyada sida wadani ucid iyo kulmiye.

 

Waxaan kaloo salaamayaa  dr cirro,eng faysal,iyo madaxweyne muuse

 

Dhamaan waxaan leeyahay kulu caam wantum bikheyr

Hamse Riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...