Sagaaliyo Labaatan Guura, Sideediyo Tobanka Meey, Safmareenba Saakajira, In Badan Sacab Kuu Tunee.

0
Monday May 18, 2020 - 09:20:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sagaaliyo Labaatan Guura, Sideediyo Tobanka Meey, Safmareenba Saakajira, In Badan Sacab Kuu Tunee.

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B).


WAXAAN SALAAN KHAAS AH U SOO DIRAYA,

HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

SAGAALIYO LABAATAN GUURA,SIDEEDIYO TOBANKA MEEY,

SAMIYO KHAYR NOOLA BILO,IN BADAN  KUU SACAB TUNEE,

SAFMAREEN DARANBA JIREE,SALAAN CIIDANUUN GUDOON,

SANADKAN SANADKIISA KALE,CITIRAAFKEENOO SALDHIGAY.

SAREEYE CALANKAYGA SUDHAN,SURADU KU SIFAYSANYIN

SARAAN KUU QAADAYAAYON,SUUGAAN KUU TIRINAYNAAYE,

SAMIRTAYO DHAAXAAD SUGTE,SAFAFKI ARDAYDA SAMAYN,

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...