Ha Laga Fogeeyo Dadka Cudurka Haliste Ah Ee Aduunka Aafeeyey

0
Thursday April 02, 2020 - 09:22:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha Laga Fogeeyo Dadka Cudurka Haliste Ah Ee Aduunka Aafeeyey

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh



Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan ha laga fogeeyo dadka cudurka haliste ah ee aduunka aafeeyey


Sida ku cad cudurkani waa cudur si  fudud ayaa loo kala qaadi kara


Kol haddii sidaas tahay waaxa waanagsan bulshada laga fogeeyo dadka qaba xanuunka

 

Talo soo jeedin

1.in beerta xoriyadda loo habeeyo loona dhiso meel lagu xanaaneeyo dadka nanuunka laga helo

2 dadka la socda dayuuradaha  laga fogeeyo hudheelada

 3.Danyarta markoodi horeba quutal daruuriga la daalla dhaycaysey dawladdu u saarto guddi caawisa.

Ha loo diyaar garoobo qafwaliba mar haddii kala yaacay oo ehekii la isu gurman waayey waa qiiyaamihii oo adduunkan loo soo saray iska celi haddii waxdad ka dheeyaa kugu maqan yihiin

Khayr ayeynu isku ognay Deeq Cabdi Digale

Allah yaa mahad dhan u sugnaatay  innaga musmiinlinta allahooda amminsan

 

  [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...