Raysal Wasaare Soo Maray Soomaaliya Oo London Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid-19

0
Wednesday April 01, 2020 - 16:29:08 in News by
  • Visits: 1358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Soo Maray Soomaaliya Oo London Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid-19

    Raysal Wasaare Soo Maray Soomaaliya Oo London Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid-19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Soo Maray Soomaaliya Oo London Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid-19


London(HWN):-Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa ku geeriyooday magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska.


Ex Raysal Wasaare Nuur Cade ayaa maanta geeriyooday isaga oo maalmihii ugu dambeeyey u jiifay xanuunka dunida ku faafay ee Coronavirus.

Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cade oo London ku ...


War ka soo baxay Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Xassan Xusseen ayaa lagu ogeysiiyay shacabka Soomaaliyeed gaarida Nuur Cadde oo waayadii ugu danbeeyayba la il darnaa cudurkanCOVID-19.

 

Nuur Cadde ayaa dalka ka soo noqday Ra'iisal Wasaare intii u dhexeysay 2007-2009 dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed

Loading...
Loading...