Coronovirus: Hay'adda Caafimaadka Adduunka Oo Tirada Xanuunka Ka Reebtay Labadii Kiis Ee Somaliland Shaacisay

0
Wednesday April 01, 2020 - 14:47:13 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Coronovirus: Hay'adda Caafimaadka Adduunka Oo Tirada Xanuunka Ka Reebtay Labadii Kiis Ee Somaliland Shaacisay

    Hay'adda Caafimaadka Adduunka Oo Daabacday Kiisaska Afrika Ee Uu Soo Ritay Coronavirus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Caafimaadka Adduunka Oo Daabacday Kiisaska Afrika Ee Uu Soo Ritay Coronavirus
Hargaysa (HWN) Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaan liiska maanta ay daabacday ee  kiisaska afrika ee uu ku dhacay Cudurka Coronavirus aan ku darin laba kiisa oo xalay ay ku dhawaaqday Somaliland.



Waana kan liiska ay maanta soo saartay tiradii ugu dambeysay ee uu soo ritay cudurka  Coronavirus qaaradda Afrika


Loading...
Loading...