Besba Nimay Ka Tahay Taagi Way Buushe Bixisaaye

0
Wednesday April 01, 2020 - 09:47:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Besba Nimay Ka Tahay Taagi Way Buushe Bixisaaye

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B).


WAXAAN SALAAN KHAAS AH U SOO DIRAYAA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

ASC DHAMAAN UMMAD SOMALIYEEDEEY.

Waxa la yaab leh Jabuti oo ku sheegtay dadkeedii laga helay xanuunka inay somalilaan ka yimaadeen.

Rakaab la socday itopian airline oo ka yimid caalamka transitna ku soo maray madaarka Hargeysa oo u soo gudbay dlakooda.



Ayay ku sheegeen inay ka yimaadeen somalilaan.

Waa meel ka dhac iyo abaal daro ay caado u leeyahiin.

Lase yaabi maynoo Jabuti afsomaliga ayaa habaar kaga dhacay.

Waxana u fiican inay iskaga hadlaan faransiiskooda.


Kol haddaanay ku tebin Karin waraka rasmiga ah,ayna ku gelayaan khaldaad badan ha iska daayaan afsomaliga.


Hana iska wataan faransiiskooda.

BESBA NIMAY KA TAHAY TAAGI WAY BUUSHE BIXISAAYE.

INTAASAY AFSOMALI U GARTEEN ISKANA YIDHAAHDE.


Markaa la yaab ma laha ee ha loo sheego itopian airline inaanay soo qaadin reer jabuuti.

                         Ismail Abdillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...