Maamulka Magaalada Diridhaba Oo Ku Dhawaaqay Amaro Culus Oo La Faray Shacabka

0
Tuesday March 31, 2020 - 21:27:09 in News by
  • Visits: 1196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Magaalada Diridhaba Oo Ku Dhawaaqay Amaro Culus Oo La Faray Shacabka

    Maamulka Magaalada Diridhaba Oo Ku Dhawaaqay Amaro Culus Oo La Faray Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Magaalada Diridhaba Oo Ku Dhawaaqay Amaro Culus Oo La Faray Shacabka


Maamulka magaalada Diridhabe ayaa mantago'aano kasoo saaray cudurka dunida wareeriyay ee Covid 19. Go'aamadaan oo dhaqan-galidoona beri Abriil 01, 2020 ayaa waxaa ka mid ahaa.




 

 
 
1. In la joojiyo gaadiidka dadweynaha ee magaalada soo gala ama ka baxa.

2. In lajoojiyo gaadiidka magaalada ka dhex shaqeeya, sida Bajaajta iyo basaska yaryar ( minibas).

3. In la xidho waddooyinka waawayn ee magaalada Diridhabe soo gala.

4. Suuqyada waawayn ee Ashawa iyo Taywanka oo albaabada loo laabo, kuma jiraan dukaamada ibinaya maciishada daruuriga ah.

5. Shaqaalaha Warshadaha ka shaqeeya oo la fasaxo.

6.Xannibaadahanayaa ka reebangoobaha Shidaalka, Raashinka iyo wixii daruuri ah.

 

Go'aannadan ayaa kusoo hagaagaya xilli uu cudurkan Covid 19 uu ku soo kordhayo dalka Itoobiya


Loading...
Loading...