Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tiriyanaya Caabuq Koroonaha Iyo Sida Looga Kaashamanayo

0
Tuesday March 31, 2020 - 16:10:20 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tiriyanaya Caabuq Koroonaha Iyo Sida Looga Kaashamanayo

    Maansadani waa maanso ka hadlaysa dhibaatada karoonaha wallow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maansadani waa maanso ka hadlaysa dhibaatada karoonaha wallow dawladeena somaliland ay ugu jirto dadaal badan,haddana waxaan leeyahay sidan

 

Korroonaha laftiisee,

Ku baahaya aduunyada,

Waa kadeed cusbaadoo,

Siba loo karaynoo,

hawada korkeenuu,

Kala xidhay siduu yahay,

Kaarta kalana mallahee

Ku nagaada gurigoo

Ku nastoo dhex jooga

Kiniinkiisu waaa kaa

karantiina wada galla

Kullanada salllaantiyo

Wax kastoo ku tacaluqa

Ka fogaada gabigiin

Kiisaskiisu waa bad

Maraykankii ku dhacayoo

Yaab uu kuridayoo

Ku dabboola maaska

Afkiinana ku dhajiya

Dawladeenu kaaalinbay

Ku jirtaa haddeertoo

Ku kaaalmeeya khayrkoo

Karantii naftaada.

Hamse riiiraash

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...