Dadka Laga Helay Xanuunka Coronavirus Ee Dalka Jabuuti Oo Sare U Kacay

0
Tuesday March 31, 2020 - 15:11:51 in News by
  • Visits: 2152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadka Laga Helay Xanuunka Coronavirus Ee Dalka Jabuuti Oo Sare U Kacay

    Dadka Laga Helay Xanuunka Coronavirus Ee Dalka Jabuuti Oo Sare U Kacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka Laga Helay Xanuunka Coronavirus Ee Dalka Jabuuti Oo Sare U Kacay


Dawladda Jabuuti ayaa war-saxaafadeed cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in 144 qof oo baadhis caafimaad lagu sameeyay laga helay 7 ka mid ah cudurka Coronavirus.


Guud ahaan tirada dadka la baadhay tan iyo 17-kii March ayaa war-saxaafadeedku sheegay inay tahay 620 qof, kuwaas oo 25 ka mid ah lagu arkay xanuunka.

Djibouti - Wikipedia


Dadkan ayay wasaaradda caafikaadka ee Jabuuti sheegtay in dhammaantood xaaladooda caafimayd ay wanaagsan tahay.


Sidoo kale waxay wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti sheegtay in xarunta dadku lagu kaarantimeeyo lagu hayo 26 qof oo loo kuurgalayo xaaladooda caafimad.


Dhinaca kale waxaa weli taagan xayiraadihii dhinaca isu imaatinka ee dawladda Jabuti ay soo saartay.

Loading...
Loading...