'' Hadii Cirku Soo Dumo , Xagaa Ka Gashaan Uun Baanu Ka Geli Doonaa''.

0
Saturday March 28, 2020 - 10:11:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Hadii Cirku Soo Dumo , Xagaa Ka Gashaan Uun Baanu Ka Geli Doonaa''.

    Xanuunkan Covi-19 ee saf marka ihi dadka uu aadka u saameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xanuunkan Covi-19 ee saf marka ihi dadka uu aadka u saameeyey
waxaa ka mida mushtamaca Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub ,wadamada ingiriiska iyo Swedan ayaana ugu sii daran , waxa kale oo iyana jirta in Wadanka Norway soomaalidu noqotay dadka ugu badan ee xanuunkani aadka u saameeyey , sidaas oo ay tahay Soomaalidii wadamadaa joogtay waxay usoo yaacday Afrika iyo dhulalkii Soomaalidda wax loogu sheega mooyaane , Mogdisho ma tegi karaan waayo Diyaaradihii way iska xidhay , Djabouti ma tegi karaan waayo iyana way iska xidhay diyaaradihii , meesha keliya ee dadkaasi usoo hanqal taagayaa na waa Hargaysa , Hargaysa oo aan weli joojin diyaaradahii .

 

Sidaa markay tahay , Xukuumadda waxaanu leenahay adeerayaal diyaradaha inaga joojiya , hadaa joojin waydaana , cirku haduu soo dumo halkaa idinku ka gashaan ayuun baanu anaguna ka geli doonaaye waxba ha joojiniina

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...