Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarad Somaliland

0
Friday March 27, 2020 - 21:01:02 in News by
  • Visits: 3174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarad Somaliland

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarad Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarad Somaliland


Hargeysa(HWN):-Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kulan balaadhan la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada haldoorka ah ee magaalada Hargeysa.

Image may contain: 18 people, including Omer Abdirizak and Abdirizak Kosar, people standing and indoor

Image may contain: 3 people, including Abdirizak Kosar, people standing and indoor


Image may contain: 5 people, people standing


Kulankan oo ka qabsoomay Hotel Star Box ee magaalada Hargeysa ayaa siyaasi Maxamuud Xaashi uu xog waraysi balaadhan kula yeeshay dhalinyarada uu kula kulmay magaalada Hargeysa.


Dhalinyaradan uu la kulmay Maxamuud Xaashi oo ka soo kala jeeday degmooyinka 26-ka June iyo Ibraahin Koodbuur ayaa qayb ka ah kulamada uu siyaasi Maxamuud Xaashi hadyo jeer la qaato dhalinyarada taageersan maadama oo uu dedaal ugu jiro sidii uu hogaaminta xisbiga Kulmiye ugu guulaysan lahaa.

Image may contain: 5 people, including Abdirizak Kosar, people standing
Image may contain: 3 people, including Abdirizak Kosar, people sitting
Image may contain: 5 people, including Abdirizak Kosar, people standing
Image may contain: 4 people, including Abdirizak Kosar, people sitting, people eating and indoor

Sidoo kale kulankan ayaa ka mid ah dedaalada uu ku muujinayo taageerada uu ku leeyahay bulshada somaliland isaga oo halgan ugu jira sidii uu ugu guulaysan lahaa hogaaminta xisbiga Kulmiye maadaama oo dhawaan la qaban doono shirweynihisii afaraad.

 

 

Image may contain: 2 people, people sitting, drink and indoor
Image may contain: 18 people, including Omer Abdirizak and Abdirizak Kosar, people standing and indoor

Loading...
Loading...