Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Bandhigay Wadda Hadal Ay Khadka Telefanka Ku Yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya

0
Friday March 27, 2020 - 17:41:47 in News by
  • Visits: 3857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Bandhigay Wadda Hadal Ay Khadka Telefanka Ku Yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Bandhigay Wadda Hadal Ay Khadka Telefanka Ku Yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Bandhigay Wadda Hadal Ay Khadka Telefanka Ku Yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa khadka Taleefoonka ku wadahadlay sida lagu sheegay qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay Abiy Axmed.

Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed oo caawa u dhoofay magaalada ...


Labada hogaamiye ayaa isdhaafsaday xogo muhiim ah oo la xidhiidha gobolka Geeska afrika iyo xaaladaha taagan, iyadoo arrintan ay ku soo beegantay xili maalmo ka hor DF ay shaacisay iney dhexdhexaad ka tahay khilaafka dalalka Masar iyo Itoobiya ee salka ku haya qeybsiga biyaha webiga Nile.


Abiy Axmed ayaa sheegay inuu Madaxweyne Max’ed C/llaahi Farmaajo iyo isaga ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dowladood iyo iskaashiga sidii ay uga hortegi lahaayeen caabuqa Coronavirus.


Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in wadahadalka Farmaajo uu qeyb ka ahaa xiriir uu Khadka Taleefoonka kula sameeyey dhamaan madaxda wadamada ku bahoobay Urur gobaleedka IGAD kuwaasoo ay ka mid yihiin Madaxweynayaasha Jabuuti, Kenya, Koonfurta Sudan, Eritreya iyo Sudan.


Abiy Axmed ayaa xusay in madaxda uu la wadaagay qaabka ugu haboon ee lagula dagaalami karo caabuqa Coronavirus, ayna isla garteen in si wadajir ah looga hor tago inya uusan gobolka ku faafin.

Loading...
Loading...