Faallo: - Xukumada Somaliland Waxay Caafimaadkii Dadkeeda Dhaafsatay Cashuur Yar Oo Ka Helayayso Qaadka Ethiopia

0
Friday March 27, 2020 - 15:29:25 in News by
  • Visits: 1761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Faallo: - Xukumada Somaliland Waxay Caafimaadkii Dadkeeda Dhaafsatay Cashuur Yar Oo Ka Helayayso Qaadka Ethiopia

    Xukumada Somaliland Waxay Caafimaadkii Dadkeeda Dhaafsatay Cashuur Yar Oo Ka Helayayso Qaadka Ethiopia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumada Somaliland Waxay Caafimaadkii Dadkeeda Dhaafsatay Cashuur Yar Oo Ka Helayayso Qaadka Ethiopia


Hargeysa(HWN):- Xukumada Somaliland ayaan ila hada samaynin talaabo cad oo ay ku karantimaynayso isu socodka iyo qaadka ka imanaya ethiopia halka taa bedelkeeda ay ilo xog ogaal ahi sheegayaan inay korodhay cashuurti ka so geli jirtay qaadka halkay markii hore ahayd.


$ 500 shan boqol oo kun oo dollor halka imika noqotay hal milion oo dollor madaama ay so marayaan qaad la geynaayo Somalia.



Wasaarada Maaliyada waxay aad ugu faraxsantahy dakhligaa kordhay loomana daneynaayo dhibka bulshadeena ka so gaadhaya cudurka Corona virus oo ethiopia faro baas ku haya.


Nasiib darada ugu weyni waa xukumad kornayl muuse oo aan daneynayn shicibkeeda iyo casfimaadka bulshadeedaba.


Marka horeba hadaan loo sii diyarin dadka meelo lagu hayo/karintiimeeyo 14ka cisho, go'aanka Guddidu gaadhay muxuu ahaa?


Waxay u muuqata in aynaan u diyaarsanayn in aynu karantiimayno rakaabka diyaaraduhu keenaan'e (Tusaale yar: 50 qof baynu ka bixi la'nahaye bal ka waran iyada oo maalin kasta keenta 50 rakaab ah! 10kii cisho waa 500 qof ee xagee la gayn ee u diyaarsan) MALA WAXA KA FUDUD INAGA OO DIYAARADAHA GABIGOODABA ISKA JOOJINA!


Hadaynu eegno lacagaha kala duwan ee uu aduunku ugu talo galay iyo Somaliland halkay ka taagan tahay.

UK: $336 Bilion

USA: $2 Trilion

CANADA: $82 Bilion

SOMALIA: $5 Milion


SOMALILAND: $0, QARASHKAGA ADIGA ISKA BIXINIYA, WALA QUARANTINE AME OXYGEN, 400 MILLION DOLLAR CASHURTA UMADA HAL MASHRUUC LAGU FULIYAAY MEEL KU SHEEG. ?

Nasiib daro umadeed.


Hadhwanaagnews.

Hargeisa Office.

Loading...
Loading...