Waxaan Ku Dhartay Waxaad Argtaan. Iyo Waxaydaan Arinkin (sura,xaaqa.38—39)

0
Friday March 27, 2020 - 11:36:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Ku Dhartay Waxaad Argtaan. Iyo Waxaydaan Arinkin (sura,xaaqa.38—39)

    26/3/020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

26/3/020
Baryahan waxaa caalamkii dawakhiyey wax yar oo ili ma argtaya oo loogu yeedhay (viruses ) ,

noocyadaas oo aad iyo aad u farar badan , mid walbana waxa uu keenaa xanuuno kala duwan, iyo faaiido kala duwan. magacyo kala duduwana way leeyahiin,



 hadaba illahy mar hore ayuu inoo dheegay oo uu inoogu dhaaratay oo uu yidhi " waxaan ku dhaartay waxad argtaan iyo waxa aydaan arkin,' cilmi casrigaa iyo technologu ba isma diidimaayaan Quraanka , mar uu xalay dhakhtar (buuxane ) salaadii maqrib kadib masajidka cali mataan , kaga hadlayey xaalada curonavirus, waxaa uu sheegay in marka microscopka lagu eego amaba lagu wayneeyo 500 jeer amba in ka badan viruska in dhibic yar oo kaliya la arki karo , taasina waxay ina tusaysaa in awood araga iyo awooda kaleba ee binu aadmigu tahay mid daciif ah, waxa kaliya ee aynu arki karnaa uun tahay waxyabahii ku sugan deegaanka inagu xeeran ,

 

Markaa aqoonta Quraanka ha loo noqdo oo fahankiisana si cilmiyana ha loo dhuuxo,quraanka arkhri akhri oo waxaba hakafamin oo bishii halmar dhamee , waa mid subxaana lah, ma aha in aad akhriskiisa taqaano uun , ee quraanka waxaa ku sugan dhamaan culuunta, bayooljiga . fisigiska, xisaabta, chimistriga , dhaqaalha, caafimaadka , cilmigas oo dhan waxaad fahmaysaa uun markaad macnahiisa fahanto,

 

Cudurkani waxa uu dadka tusay awoodooda. Waxaa yar ee ili ma argtaygaa ayaa dhamaantood saameeyey .haday noqon kahayd dhaqaalahoodii.wax soo sarkoodii , iyo wax kasta oo ay ku faani jireenba.


waxayaabha ay dadku ogaadeen waxaa ka mid ag ( atoms) atamka oo dhibkii uu gadhsiiyey jabaan aynu ognahay , markii hub ahaan loo isticmaakay waxaa kale oo ay dadku ogaadeen waxaa ka mid ah (nuclear ataomk ) oo ah buda atomlka oo dhib iyo faaiidaba leh, oo kana mid ah waxayaabha ili ma artigaa., markaa waxayabahaas oo dhami waxaa lagu sheegay Quraanka. iska akhri uun ma ah ee waa u fahan si cilmiyana oo qotodheer


by: khadar adam aw muuse

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...