Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo La Shaqayn Doona Gudida Ka Hortaga Coronavirus

0
Friday March 27, 2020 - 01:44:41 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo La Shaqayn Doona Gudida Ka Hortaga Coronavirus

    Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo La Shaqayn Doona Gudida Ka Hortaga Coronavirus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo La Shaqayn Doona Gudida Ka Hortaga Coronavirus

Hargeisa(HWN):-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa Magacabaay shan xubnood Oo Gudi farsamo ah lana la shaqayn doonta gudida heer qaran Ee Madaxwaynaha Somaliland umagaacabay ka hortaga xanuunka coronavirus.


Wasiirka warfaafinta ayaa faah faahin ka bixiyay shaqada ay qaban doonaan shanta xubnood ee uu umagacaabay in ay la shaqeeyaan gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus.


Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...