Iscaailaada Fadal Iyo Dildilaac Waddani By Mukhtar Cilmi

0
Sunday March 22, 2020 - 16:47:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iscaailaada Fadal Iyo Dildilaac Waddani By Mukhtar Cilmi

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaa bilaambay dildilaac siyaasdeed xisbiga Waddani gudahiisa, waana sidii aan hore u sheegay muran dahsoona oo Xisbiga ka dhex jiray muddo, ducufka hogaaminta iyo hagida mabaadii’da siyaasadeed ee Xisbiga dhexdiisa?, maanta waxa iska casilay xisbiga siyaasi Dr. Maxamed cismaan fadal,wuxuuna ka gaabsaday in u runta sheego oo waddani yahay xisbi madhan oo cid gaar ahe wadato.



Runtii xisbigan waxa waalay caruur yar yar oo kuraasta xafiisyadda xisbigan haawanaya kaga dhex shida qabyaaladnimo abuur aan dhagayn!,xisbigii waxay ka dhigtayn xamaasad cayda dawladda iyo shakhsi weeererka oo ah runti hindisaad xun oo meel gaadhsin karin siyaasadoodu!,wataa keentay in u siyaasi fadal cadeyay la shaqeynta dawlada oo diyaar u yahay.lkn anigu waxaan aaminsan yahay in siyaasi fadal u diyaar garobayo sanadka soo socda marka ururada lafuro oo iskaga baxo xisbigan daciifka ah.


saaxada siyaasada somaliland tartankeedu waa mid furan mucaarad iyo muxaafidba ,waxa lagu tartamaana sidii bulshdda codkooda loo kasban laha marka ay doorasho timaado,lakiin intaa ka horaysa waa in qolada waddani barataa shaqadda xisbinimo!!. waxaana soo socda xubno fara badan oo iska casili doona xisbigan oo han leh sida ay wararaku igu soo gaadhiyaan labadan maalmood.


By Mukhtar Cilmi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...