Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Macaamiisha sahan restaurant Ee Toronto.

0
Tuesday March 17, 2020 - 23:18:40 in Articles by
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Macaamiisha sahan restaurant Ee Toronto.

    Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Macaamiisha sahan restaurant Ee Toronto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Macaamiisha sahan restaurant Ee Toronto.


Maamulka hudheelka sahan restaurant waxa uu ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha ku nool magaalada Toronto ee wadanka Canada isla markaana uu u adeegi jiray in la joojiyey in macaamiishu ay gudaha Hudheelka ku cunaan cuntada ay dalbadaan sababo la xidhiidha xanuunka Coronavirus dartii.

Image result for sahan restaurant


Maamulka sahan restaurant waxa uu macaamiishiisa ogaysiinayaa in cuntada lagu qaadanayo (Take Away Or To Go) iyada oo laga hortagayo xanuunka Coronavirus iyo faafitaankiisa.


Sidoo kale maamulka sahan restaurant waxa uu macaamiishiisa ogaysiinayaa inaad ka helaysaan cuntooyinkii kala duwanaa ee aad uga barateen oo tayadoodu aad u sarayso kuwaas oo aad sidii joogtada ahayd uga helaysaan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...