Faallo Yar Oo Ku Saabsan Haddal Iyo Xikmadii Siyaasiga Weyn Ee Ruugcadaaga Ah Ee Gallaydh
Xaflad aan habeen dhawayto iskay u tagay oo ku saabsanayd
buug oo
qoray ruug cadaaga saxaafada ee ahmed siciid cige,xafladaas oo ay isku
arkeen labeentii iyo ijiinkii hal doorka u ahayd jamhuuriyadda somalilad
,ayaa waxa ka mid ahaa dadkii ka hadlay siyaasiga weyn aqoonyahanka
weyn ,odayga waayo araga ee pro gallaydh,kaas oo haddal nuxura leh oo ay
tahay in sideeda loo qaato halkaas ka jeediyay.
Haddalkaas oo uu u dirayay fariin dhanka kalana u qirayay shacabka
somaliland gobonimadooda iyo in ay yihiin dad goba,ayaa haddana dhanka
kale daarnayd fariin kaasi oo uu ku boorinayay inay dadku hellaan
waddooyin iyo biyo wada gaadha.
Fariintan danbe waa haddal dhaxal gallla waayo waxa muuqata sida
loogu baahi qabo inay shacabka hargeysi hellaan biyo,mana adka in
wadooyin fiican laga yagleelo caasimada balse maayarada iyo dadka loo
igmaday arrinkaa ayaad moodaa inay ka hagradeen hawshaa.
Haddaba inaga oo ku ayidsan fikirkaas ayuu aqoonyahan pro siyaasi
ruug cadaaya oo ah dadka wadanka wax ka dhisay usoo jeediyay labadaa
qodob,waanu ku mahadsanyahay........
Runtii dhanka kale waxaan ku faraxsanahay heshiiskii ay gaadheen
axsaabta tan oo soo dadajinasa doorooshooyin aynu ku caano maalnay iyo
qabsoomida si loo hello gollayaal deegaan oo kuwan dhaama.
Si loo helllo biyo iyo wadooyin fiicaoytaas oo ay tahay in ay
caasimadu hesho sidii uu habeenkii u sheegay profeserku ruug cadaagu
anigoo ku ayidsan caqliga tolmoon iyo garashada sare ee uu eebbe weyne
ku manaystay mudane gallaydh.
Maqaalka maanta.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...