Laba bulsho kala fogaatay sideed iskugu xidhi lahayd....Barkhad Ladiif M. Cumar
Laba bulsho kala fogaatay sideed iskugu xidhi lahayd.
Midna shaaha ku cabto 1500 shsl midna 2 dollar oo isku magaalo ku nool.
‐---------‐---------------------
Hadaad goobaha ay ku sheekaystaan dabaqada sare ee dheregtay joogto uun waxaad u fikireysa siday u fikiraan oo ah gaajo ma jirto laakiin hadaad doonayso si caam ah inaad u fikirto oo nolosha dhabta ah aad doonayso inaad ogaato goobaha danyartu ku kulanto ha ka fogaan waayo waxaad ogaanaysa nolosha dhabta ah.
Todaabkii sadex cisho la soo shaahee makhaayadaha 1500 shall shaaha la siiyo, laba xishanna la soo shaahee kuwo shaaha ku caba 1 dollar iyo wixii ka badan.
Marka sidaaa samayso hab fikirkaaga iyo xaqiiqo u dhowaanshahaaga banana, bulshada inta badan baad la dareen noqonaysaa
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!