"Madaxweynuhu Siyaasadda Wuu Ku Hafiyay Xisbiyada Mucaaradka"...Siyaasi Buubaa

0
Saturday February 29, 2020 - 12:33:36 in News by
  • Visits: 3879
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweynuhu Siyaasadda Wuu Ku Hafiyay Xisbiyada Mucaaradka"...Siyaasi Buubaa

    "Madaxweynuhu Siyaasadda Wuu Ku Hafiyay Xisbiyada Mucaaradka"...Siyaasi Buubaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynuhu Siyaasadda Wuu Ku Hafiyay Xisbiyada Mucaaradka"...Siyaasi Buubaa


Hargeysa(HWN):-Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa ayaa sheegay in madaxweyne Biixi oo taariikh ahaan ah nin milatari ah uu siyaasada ku hafiyay asxaabta mucaaradka ah, isla markaasna uu haatan galay dib u gurasho xeelad dagaal.




Muuqaal kooban oo laga sii daayay waraysi dheer oo tilifishanka Universal uu ka qaaday siyaasi Ismaacil Buubaa waxa uu ku yidhi " Muuse hada waa nin siyaasi ah laakiin taariikhdiisu waa milatari waxaan u arkaa dib u gurasho xeelad dagaal, taatiko, runtiina waa uu ku hafiyay asxaabtii.”


Ismaacil Buubaa ayaa sida oo kale madaxweyne Biixi ku dhaliilay inuu xisbi madax ka yahay isaga oo ah madaxweynii qaranka " Badi dawladaha kale xisbiga ninka ka madaxda ah marka uu madaxweyne noqdo ileen xisbiga waa uu ka baxsan yahay oo dadka oo dhan ayuu madaxweyne u yahaye oo xisbigii doorashada laga helay isaga ayaa u madaxweyne ah, marka la yidhaahdo madaxweynuu waa guddoomiyaha xisbiga waa nidaamkii shuuciga.”

Loading...
Loading...