Maxay Ku Qosleen Labada Guulwade

0
Saturday February 29, 2020 - 10:20:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Ku Qosleen Labada Guulwade

    28 / 2 / 20

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

28 / 2 / 20

Keene iyo kordhiye

 

Keene.waar yaa kordhiye saaxiib ma arkaysay qaar keligood U riyaaqay meel aan qosolba ku haboonayn.

 

Kordhiye. Saaxiib adigu miyaad arkaysay inay labaduba markay Qoslayeen ay xagiisa eegeen iyakoo isle tolow maydin arkaa Inaa hadalkiisa ku faraxdeen annakaa wax aragnay. Mase arkaysay in weli ay taalo hayga xantaysan dulqaadna meesha Aanu oolin oo arinku ahaa isdifaac.

Alla yaa inasiiya waxaa aa garanaysaan.

 

Guuleed  liibaan snm1710@live com.uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...