Waa Hadday Tahay Dadkii Oo Ruush Iyo Maraykan Ka Madhiyeen.
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aad ka warrantaa Rajadan dadka qaar ay ka qabaan in s/laan ay mar kale Lamidoobi doonto soomalia.
Kordhiye. Saaxiib waxa aad moodaa in aqoontii dadka ay sii Daciifayso . Saaxiib ka uhaysta in labadaasi midoobayaan habeen muu jirin Kuwa ku fashilay inay s/laan wax ka noqdaan ee ushaqa tegay Xamar ee halkaa ka madhaavciyana way isgaranayaan waxa kasoo Horreeya hadday ku fekaraan soo noqosho
Waxaan ku qoslay farmaajaa xamar imanaya waa hadday Tahay dadkii oo ruush iyo maraykan ka madhiyeen.
Oday doqona oo lahaa xoogbaa lagu keenayaa miyaanu ogayn Xoogii afrika ugu adkaa ee siyaad barre inay muudsadeen Isaguna uu yahay kuwii ay qaxoontiga ka dhigeen. Inuu naftiisa ukhajilay ahayd isna shaashad buu soo fadhiistay
Annakaa wax aragnay.
Guuleed liibaan snm1710@live com.uk
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!