Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Dhaman Reer Cumar Madoobe Oo Hooyadood ku Geeriyootay Boorama.

0
Thursday February 27, 2020 - 19:48:44 in Articles by
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Dhaman Reer Cumar Madoobe Oo Hooyadood ku Geeriyootay Boorama.

    Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Dhaman Reer Cumar Madoobe Oo Hooyadood ku Geeriyootay Boorama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Dhaman Reer Cumar Madoobe Oo Hooyadood ku Geeriyootay Boorama. Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada ay ka baxday AHUN marxuumad Hooyo Kaaha Cali Xareed oo maanta lagu aasay magaalada Borama.

Suldaanka ayaa Eebe uga baryay marxuumada inuu naxariistii Jano ka Waraabiyo islamarkaana qoyska, qaraabada, iyo dhamaan reer Cumar madoobe Alle uga baryay inuu samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.

Sidoo kale tacsi taa la mid ah waxa reer Cumar Madoobe u diray

Suldaan Abshir Maxamed Ducaale

Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye
Caaqil Tukaale Riiraash
Caaqil Muuse Ceelaabe Abaar
Maxamed Nuur Muuse Bili bili
Hooyo Xabiiba Nuur Maxamed
Dr.Cumar Nuur Maxamed

Waxayna dhamaantood Alle uga baryeen inuu naxariistiisi Jano ka waraabiyo Hooyo Kaaha Cali Xareed oo maanta lagu aasay Borama.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...