Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Oo Go'aamo Soo Saaray

0
Saturday February 22, 2020 - 14:51:15 in News by
  • Visits: 3331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Oo Go'aamo Soo Saaray

    Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Oo Go'aamo Soo Saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Oo Go'aamo Soo Saaray


Hoggaanka labada xisbi ee WADDANI iyo UCID oo ay kala hoggaaminayaan mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ayaa laga soo saaray go’aammo ay ka mid yihiin.




Waxay labada xisbi xalka xaaladda iyo marxaladda dalku marayo u arkaan.


  • Dalka laga qabto doorasho madaxweyne oo xilligeedii laga soo hormariyay sanadkan 2020 maaddaama Muuse ku fashilmay hoggaaminta dalka.

  • In doorashada baarlamaanka la qabto isla sanadkan 2020 maaddaama goluhu muddo dhaaf yahay in ka badan 10 sanno iyo in sidoo kale isla sanadkan la qabto doorashada goleyaasha degaanka.

Faahfaahinta shirka jaraa’id ee labada guddoomiye wada qabteen halkan kala soco


Loading...
Loading...