Calaamado muujinaya in aad waynaatay...W/Q Eng Abuhikma Macalin

0
Thursday February 20, 2020 - 14:12:34 in Articles by
  • Visits: 1113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Calaamado muujinaya in aad waynaatay...W/Q Eng Abuhikma Macalin

    Calaamado muujinaya in aad waynaatay...W/Q Eng Abuhikma Macalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Calaamado muujinaya in aad waynaatay...W/Q Eng Abuhikma Macalin


1. Moobilkaagu waa Memory la'aan.

2. Codka uu Telefonkagu kuugu soo dhacayaa waa cod caadi ah ma ahan Music ama gabay.
3. Iftiinka Moobilkaagu waa gaabsanyahay oo waxaa ku dhibaya iftiinka badan.
4. Waxaad jeceshahay jawi dagan iyo qol gaar ah lkn horay waxaad jeclaan jirtay bulshada iyo banaan aadka.

5. Labiska agtaada kama ahan wax daruuri ah.


6. Murankii badnaa waad yaraysay hadal dhagaysigaaguna waa batay.
7. Dadku waxay kaa aaminsanyihiin muhiim kulama ahan.

8. Hurdadaada ayaa badatay.
9. Qaylada iyo buuqa waad dhibsataa.
10. Televisionada ma daawatid.

Ma isku aragtay adiguna.

W/Q Eng Abuhikma Macalin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...