'' Sidee Ururadu U Furmi Karaan ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Tuesday February 18, 2020 - 14:20:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Sidee Ururadu U Furmi Karaan ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Marka laga hadlayo furista ururada siyaasada iyo khilaafka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka laga hadlayo furista ururada siyaasada iyo khilaafka

komishanka ee imika taagan , waxaa is waydiinle sidee ururadu u furmi karaan , caqabadahana looga gudbi karaa ?



Suaashaa jawaabteedu waxay noqonaysaa sidan .

1- Ururadii kol hadii laggu dhawaaqay in la furay , waxaa shaqadoodi bilaabantay gudidadii diiwaangelinta ururada siyaaadda , shaqadii komishankuna way joogsatay .


2- Marka ay dhamaato mudada diiwaangelinta ururadda siyaasaddu , gudidada diiwaangelintu waxay soo saaraysaa liiska ururadda u diyaar garoobaya doorashadda .


3- Ururada kusoo gudba liiskaas iyo xisbiyadii horre u jiray iyo guurtidda ayaana wada samaysanaya komishan cusub oo doorashada u qabta .


Arrintuna waxay dib ugu noqotay halkii ay taagnayd 2001 , sidaa darteed doorashadda waxaa kasoo horeeya diiwaangelinta iyo qiimaynta ururadda , komishankana waxaa kasoo horeeya gudida diiwaangelinta .


Sidaa markay tahay waxaan soo jeedin lahaa in kaabista laggu darro in ururada ku dhaca doorashada golaha deegaanku aanay kuraasi ka helin goleyaasha deegaanka , laakiin xisbiyadda soo gudbaa uun helaan kuraasi , si aanay u dhicin xildhibaano kasoo baxa ururo dhacay oo aan lahayn meel ay ku jiraan

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...