Madxawaynaha Somaliland Waan Ku Bogaadinayaa Inuu Ku Dhawaan Furitaan Ka Ururadda Siyaasadda Wakhtigooddana Kasoo Horumariyo.

0
Tuesday February 18, 2020 - 14:07:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madxawaynaha Somaliland Waan Ku Bogaadinayaa Inuu Ku Dhawaan Furitaan Ka Ururadda Siyaasadda Wakhtigooddana Kasoo Horumariyo.

    W/Q. Mubaarik Fooje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q. Mubaarik Fooje

Ma  rabo inaan Faallo dheer iyo  Falaanqayn ka Sameeyo khudbad Sanadeed kii uu Maanta jeediyay Madxawaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi balse waxaan rabaa inaan Madxwaynaha ku Bogaadiyo labba Qodo  

 

Labada Qodob oo ah 

 

1 Furitaan ka Ururdda Siyaasadda Oo Shacbiga Somaliland iyo Dhalinyardduba ku Farxi doonaan taaso ah waa cusub iyo Rejo kale oo curan doonta waxaan aan madxwaynaha ku Bogaadinyaa inuu ka dhawaajiyo inay muhiim tahay in wakhtigooda lagso horumariyo. 

 

2 Aqbalaadda Raaligalintii uu Sameeyay Madxwaynaha Dawaldda Fadaraalka Somaaliya Farmaajo oo Madxwayne Muuse sheegay inuu Aqbalay  taaso ah Talaabo Siyaasadeed oo mudnaanteeda leh  .

 

 

Mubaarik  keyse  Fooje  

 

Doha Qatar .

 

[email protected]

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...