Dagaalkii Baayacmushtriga Oo Isku Bedelay Dagaal Biological Ah,8/2/20

0
Saturday February 08, 2020 - 10:52:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalkii Baayacmushtriga Oo Isku Bedelay Dagaal Biological Ah,8/2/20

    Dunidan casrigaa ee reer galbeedka hogaaminayo waxay somartay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dunidan casrigaa ee reer galbeedka hogaaminayo waxay somartay
marxalado dagaalo oo  qadhaadh garahaan reer galbeedka iyo asia,

Dagaaldanu waxay u qaybsamaan amab lagu dagaalma sadex kuwaas oo binu aadmiga khatar ku ah, waxayna kala yahin , dagaalka (biological warfare )  dagaalka hubka kimikadaa (chemical warfare) iyo nuclear warfar,kuwaas oo ka waxyeelo badan dagaalka fool ka foolkaa ee xabda la iswaydaarsado. 

 

Hadab manta waxa aynu ka hadli doonaa dagaalka biological kaa, muxuuse yahay ? dagaalka biologicalkii waa dagaal lagu dagaalmo amaba la isku isticmaalo jeermis(germ warfare)  iyadoo loo isticmaalayo sun biological ahaaneed (biological toxins)  amab caabuq(infectious) ay keento (bacteria ) amaba (viruses ) amaba (fungi) oo loogu talo galayey in lagu dilo binu-aadmiga , xayawaanka (animals) amab  dhirta (plants) taas oo loogu talo galay dagaal ahaan,   cayayaanka  laftirkiisa waxaa loo isticmaalaa hubka biologicalkaa sida (entomological insect)

 

Dagaalka laguu adeegsado biological waxa kale oo uu ku tacaluqaa  in loo isticmaalo cudurada (deases) iyo (viruses ) iyo unugyo nolnool (organism) salka ku haya dulinka (vectors) , kuwaas oo lagu weeraro ,ciidamada (troops), ilaha dhaqaalaha (infrastructure ) iyo dadwaynaha (civilians)

 

Dalal badan waa lagu dhaleeceeyaa in ay haystaan isticmaalaana (biological warfar) ,waxaana ugu horeeya maraykanka ,ruushka ,ingriiska , Shiinha, North korea,waxay ku eedeeyaan U,S,A, in ay leedahay xerooyin badan oo  lagu diyaariyo BW,uuna isticmaalay waqtigii dagaalkii kuuriya ee sandkii (1950-1953) ,sidoo kale kuuba (cuba ) waxay ku eedaysay maraykanka in  uu ku siidaayey cuduro  jasiiradaheeda,

 

Sikastaba ha ahaatee , qarniyadii tagay 500 million oo dad ah ayaa u dhintay caabuqa cudurada (infectious diseases ) ee biological kaa ,kumanaan jeer ayaa  la isticmaalay   waxaa lagu sii daayey cuduro laguna  asiibo   (pathogens ) ama lagu sumeeyey ( toxins) , waxaana la  isticmaalay jabaan waqtigii dagaalkii labaad ee aduunka markii ay Shiinha dagaalamayeen,ugu yaraan 1000 ceel ,ayey ciidamada jabaanku ku shubeen cudurka  daacuunka (cholera) iyo xumada  (typhus,) oo saf mareen ah,



Gabogabadii

Sida aynu ku maqlayno wararka caalamka dalwaynahii Shiinaha dabadaa dhulka loogu dhuftay, meel aanu filayna waa laga ga keenay dagaalkii , maantana dhaqaalahii Shiinuhu dhulka ayuu yaalaa, aafadan curonviruena ,sida aynu soo sheegnay waa virus biological ah oo si ukas ah loogu soo tuuray dadwaynahii shiinaha, laakiin dalka ruushaka ayaa sheegay in uu hayo dawadiisii iyo talaalkiisii,


Magaalooyinkii Shiinahuna maanta way haawanayaan ,qoysakii kama soo bixi karaan guryahooda , labadii maalmoodba ,halqofbaa soo bixi kara oo quud usoo dooni kara, xidhiidhkaa caalamka iyo baayacmushtarigiiba wuu caameeyey afadani.


Hadaba dagaalka biologicalkii wax kasta waa laguu soo adeegsan karaa ,adigoon dhaadayn. Somaliyey  digtoonow  oo jihooyin badan wax ka eeg  intaad adigu isku maqantahay,

By: khadar adam awmuuse

 [email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...