Ma Eexbay Ku Yimaadaan Mise Aqoon
Keene. Waaryaa kordiye saaxiib maxaa innaga qaldan waa tanoo Hore iyo dib midna uma socono saddexdii sannadoo ee hore Ee xukuumadani jirtay waxay ku dhamaanayaan xidha iyo sii daaya Wax la yeelayo mooyee shacabkii wax loo qabanayaa ma jirto
Bal ii warran saaxiib.
Kordhiye. Saaxiib kuu warramay halkan aad wax ka garan la,dahay Waxa weeye aqoon daraa jirta xukuumada shaqaalaheeda dhammaan Ilaa ka ugu sareeya ilaa ka ugu hooseeya aqoon kumay iman waxay Ku yimaadaan eex iyo qabyaalad.
Markaa horuumarka la doonayaa xagguu ka imanayaa 25 qaar Jira ayaa malaayiin ku xisaab tamaya xoolihii qaranka ah Caasimadiina xaarkaa dareeraya ka sheegaana waa xidhan yay
ALLA HA SAHLO TAASOO KALE WAXAY DHASHO WAA LA YAQAAN.
GUULEED LIIBAAN SNM1710@LIVE COM.UK
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!