Warsaxaafadeed : Ku Wajahan Danyartajilicsan
Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska ku wajahan danyartajilicsan
Waddamada hore u maray waxay gadhwadeen ka dhigtaan inta uu qofku aqoon leeyahay laguma raaco qaabiil lagu lugo,ay kii soo doortay iyo kii aan dooranba aan dan ka lahayn maatida jilicsan ee in loo naxariisto u baahan ha la dhowro
waxaa na soo jiity quruxda caasimdda dalk hargaysa iskii aqoonsaday ee jamhurayadda barakaysan ee Somalililand marka ay bulsho waliba marka dalkeeda aqoonsato ayaa aduunkuna aqoonsankara
lama huraan caws jilaal
Waxaa laga yaaba in kuwaa danyarta loo bixiyey in ay aakhiro jannada uga horrreeyaan kuwa u bixiyey
Waxaa na soo jiidatay labada xusbi ee u bahoobay danta dalkooda ucid iyo waddani una bahoobay in ay dawladda wax la toosiyaan.
Hanbalyo guddoomiya xusbiga ucid ee mudane Faysal cali xuseen xubiga caddaderyeelka dadka jilisan aqqonsiga uu ku maamusay guuddoomiyaha dawladda hoose ee berbera
Talo
1 ila laga fikiro sidii homar la tabaan loo dalka gaadhsiin laha.
2 oo ay noola muuqato horta in laga baxo yooyootanka.
3 in casimadda biyaha lada wada gaadhsiiyo kale
4 si aan muwaddaniin dalk xaq ku wada leh qaarna aanay beeraha ku waraabsan qaar booyoyad loogu dhaamin.
Ha dhiman adoo wax dad dhexeeya kugu maqanyihiin
Ha dhisan guri booli qaran laga dhisay hal xaraan ahay nirig xalaa ma dhasho
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!