Dhakhtar Ha Loo Diro

0
Thursday January 16, 2020 - 08:37:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhakhtar Ha Loo Diro

    15 / 1 / 20 Keen iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

15 / 1 / 20 Keen iyo kordhiye

                      

Keen, waar yaa kordhiye saaxiib waxaad ka warantaa Madaxweyne xafiiska`qaranka looga taliyo fadhiya Oo gudoomiye xisbi ku dhex caayay weliba cay xun oo waalida Oo weliba hooypo ah,

 

Kordhiye, saaxiib marka ay sidaasi dhacdo waxa weeye inay timi Caafimaad daro qofkan haysa markaa waxaan odhan lahaa Dhakhtar ha loo diro, Waxa jirtay in oday ka horeeyay uu 7 sanadood isagoo xanuunsanaya Lay noo qarinaayay ilaa hantidii qaranka qofba siduu doono ugurtay Immika waddadii oo kale ayaynu cagta saaray haddaan dhakhso  Looga tashanna in aanay ka fursanayn bur bur ku yimaada S/LAAN Midda kale sharcigan ay ku meeraysanayaan ay leeyiin uma hayno Sharci aanu ku kaladiro miyaanay ogayn baarlamaan-kan ansixiyay Inaanu sharciba ahayn oo waxoo dhami xaaraan yihiin, Qoladiinan la doodaysaa usheega inaan meesha sharci jirin Ee waxaynu ku heshiinay ayaa sharciya.

Guuleed liibaan  snm1710@live com

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...