Diig Ku Dhacay Musqul Oo Laga Soo Badbaadiyey.

Monday January 20, 2020 - 15:23:07
Hadhwanaagtv
Diig Ku Dhacay Musqul Oo Laga Soo Badbaadiyey
Hargeysa(HWN):- Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo Diig isagoo nool ka soo saaray Musqul uu ku dhacay Xaafada Libaaxyada ee Degmada Maxamuud Haybe.


Diigan ayaa Musqusha ku dhacay shalay galinkii dambe sida dadkii hoygaa degenaa ciidanka u sheegeen, waxaana samatabixintan fuliyay ciidanka Dab-demiska Xarunta Maxamuud Haybe ee Hargeysa.




Hadhwanaagnews.com

Hargeysa/office

     
Loading...