Daawo:-Somaliland oo soo dhaweysay ciidan ka soo goostay Puntland.

Sunday January 19, 2020 - 16:08:00
hadhawanaagtv
Sidoo kale Ciidamadan kasoo goostay Puntland ee ku biiray Soomaliland ayaa waxaa soo dhaweeyey Maamulka Gobolka Sool Ciidamadan oo tirro ahaan lagu sheegay 30 Askari ayaa waxaa la socday Saraakiil, waxaana lagu soo bandhigay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, iyagoona Puntland u joogay Degmada Boocame ee Gobolkaas.

HALKAAN GUJJI OO DAAWO



     
Loading...