Waa Buul Nabadi Taallee, Barakee Alloow Madaxtooyada.


(Hadhwanaagnews) Tuesday, February 12, 2019 14:56:37
Haddii ay sidaas iyo si ka fiican kusii socoto, waa xarun kasaban karta kalsoonida Caalamka oo keeni karta Ictiraaf

Xarunta Madaxtooyada Jamhuuriyada Diimuqraadiga Barakaysan ee Somaliland. Waa xarun ay ka muuqato xasilooni, nidaam, kala danbayn iyo guud ahaanba handhaqan siyaasadeed oo hanaqaad ah(Political Maturity). Gaar ahaan is badalkaasi xaruntu wuxu bilaabmay, intii maamulka ay la wareegtay xukumada wakhtigan xaadirka ah ee Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi uu hogaaminayo.

 



background-repeat: repeat; background-attachment: scroll; background-color: white;">Xaruntan Ku arki maysid buuq iyo bulxan iyo dad an  ballan ku iman, oo  meelahaa iska buuxa. Agaasin sare, amni sugan iyo maamul suubban ayaad ku arkayaa. Haddii ay sidaas iyo si ka fiican kusii socoto, waa xarun kasaban karta kalsoonida Caalamka oo keeni karta Ictiraaf. Waxan sidaa darteed Bahda saxaafada Madaxtooyada ku boorrin lahaa, uguna baaqi lahaa inay badiyaan xawaaraha oo barmaamijyo gaar ah oo taxane ah ka diyaariyaan Madaxtooyada Somaliland. Barnaamijyada noocaas ahi waxay keeni doonaan kordhinta xawaaraha ee kasbashada Indhaha caalamka.  Waa Buul Nabadi Taallee, Barakee Aloow Madaxtooyada Somaliland.

 

Ilaahaybaa Mahad leh, Muxammadbaa Sharaf leh.

 

Abwaan HiilDan – Hargaysa Somaliland.

[email protected]

 

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.