Fadhi Golaha Guurtida Saaka Ubalan Sanaayeen Inay Kaga Hadlaan Warqad Madaxwaynuhu Usoo Gudibiyay Oo Dib Loo Dhigay + Sababta.


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 12, 2019 08:19:14
Akhri Warkan OO Faahfaahsan

Hargaysa (HWN) Fadhi ay saaka iskugu yimaadeen golaha Guurtida Somaliland oo lagaga Hadli lahaa waraaq uu madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo diray golaha oo nuxurkeedu ahaa inaanay ku qabsoomayn doorashadu wakhtigii hore loogu cayimay ayaa baaqday.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa xildhibaanada ku wargeliyay in waraaqdii loo balansanaa in fadhiga saaka  lagaga hadlo dib loogu dhigay kulan dambe,  isagoo sababta ku sheegay inay qabyo ka jirto xaga xukuumada.

Warqada loo balansanaa in fadhiga lagaga hadlo

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.