Ganacsiga Lagu Bilaabi Karo 1800 $Ilaa 2400$


(Hadhwanaagnews) Friday, January 11, 2019 16:48:03
300$ ilaa 430$ noqonaya ,Taa badalkeeda hadaad weydo waxaad ka kireysan kartaa qol xarun Suuq Ganacsi ku dhex yaala kaasi oo Qiimo

Ganacsigaasi oo noqon Doona Ganacsiga Cadarka..

Maxa lay nooga Rabaa si aynu Furano Ganacsi Cadarka .

2 Qodob (Hint) oo muhiima Maskaxdaku hay

                          

.Qodobka u horeeya waa inaad Noqotaa qof bulshaawiya dabeecad ahaan wanaagsan la dhaqmi karo bulsho isla markaana ku Fiican iibka (sales,ka) kuna Qancin kara macmiil kasta oo kuu soo gala inuu kaa Gato  .

.in Aad Aqoon Leedahay Cadarrada ama la saaxib Tahay qof Aqoon uleh  Noocyadooda kala duduwan iyo kuwa Ay bulshadu Aadka u jeceshahay ee ay isticmaasho.

Hadaba Aynu U Guda Galno waxyaabaha Aynu U baahanahay ..

1→




qol kiro ah isla Markaana Ku Yaala faras magaalaha 4mx4m kiro Ahaana

300$ ilaa 430$ noqonaya ,Taa badalkeeda hadaad weydo waxaad ka kireysan kartaa qol xarun Suuq Ganacsi ku dhex yaala kaasi oo Qiimo Ahaan Ka Jaban kii hore .

<<Qiimaha isagu waa ka gaar Alaabtaynu ku furayno meherada iyada ayaynu xisaabinaynaa >>

2→Hal Boodh Oo Vip Ah 3mx1m=90$

3→Decoration-ka Qolka waa ay Noocyo badan yihiin wayna kala Qalisan Yihiin balse waxaynu Qaadanaynaa Mid Qiimo Ahaan Noqonaya 380$ Iskana Qurux badan .

4→miis Quraarad ah Almuniam oo dheer  Quality  Ahaana iska Fiican. 300$

5→ shelf Quraarad iyo Almunium iskugu jira

Iska Fiican qiimo Ahaan 410$ Laba wajahadood oo qolka ka mida  Aya Lagu Xidhayaa Hal wajahadna waa macaamisha Kursigooda dheer.

6→ 1 Kursi oo High-class ah oo ah kaad Ku Fadhiisanyso 30$iyo Hal kursi dheer oo macamiishu kuugu fadhiisato.

30$+60$=90$

6→hal saacad Laydh Tayada leh 27$

7→ Oo ah kaynu Usoconay ee Aynu Soo Diyaarsanay Meeshiisa kaasina waa Cadarka Noocyadiisa kala duduwan kuwaasi oo u qaybsama sadex Dabaqadood

Dabaqad sare

Dabaqad  dhexe iyo

Dabaqad Hoose  Qiimo Ahaana Noqonaya 900$   {-Aan ku siiyo Qish-yar  Kaasi oo ah Noocyada Cadarada loogu jecel yahay-}

A. Rolex,sultan,missDear,Dirham,Harim,Guci sloom,TomFord,Grace,Sauvage,1 million, channel,Coach, Aerin,Boss,versace,secret,lovely,lafeme parada,burberry, kuwas waa kuwa loogu jecelyahay .Aan marlabaad Qish Qiimihiisa wata aan ku siiyo oo ah xulka cadarada somalidu isticmaasho iyo qiimahoodaba.

1.ck one qiimaha 26$

2.dunhil desive 40$

3.Eros 15$

4.white misk 15$

5.protocol 15$

6.boss hugo bottled 60$

7.naseem Alail 15$

8.hot zome 10$

9.boost Avange man 20$

10.Turab Al Dahab 10$

8→waxaynu Ku Ladhaynaa Ganacsigeena shampoo-yada Noocayadiisa kala duwan saliidaha-Timaha kuwa Quality leh,saabunaha,waxago Gremyo,ah ,iyo waxyaabo yaryar oo kale oo muhiima oo  loo Baahan Yahay Qofka Cadar ka iibsadaa u Raacsanyo Hadii uu Arko qiimo ahaana 203$ oo Noo hadhsanaa soo sii  waayo Agabkaas aad ayuu ujaban yahay Ganacsigeenana waynu ku kabaynaa  200$   inaga giiji Wixii ku soo baxa oo jeebadaada kaga dar.deebaajigana Jeebada

     Qaabka uu Ganacsigani ku shaqaynayo waa Magaaladaada aad Ku Nooshahay Gaara ahaana Suuqa Bulshadu Ku kulanto.

XISAAB AHAAN IIBKA MAALINTAAS DHACAYA  LABADA GALINBA

INASHA ALAAH SIDAN RAJAYNAYNO,

Tusaale waxaad iibisay ileyn waa magaalo weynoo suuqee calafakaagana waad Qaadaysaaye markayu u yarayno iibka maalintaas ..

2 cadar oo Ah Nooca 30$ ,2x30$=60$

2 Cadar oo nooca 35$ , 2x35=70$

4 cadar oo ah Nooca 15$ , 4x15=60$

4 cadar oo nooca 10$ ,4x10=40$

3 cadar kuwa 5$ , 3x5$=15$

7 cadar nooca  3$ , 7x3$=21$

10 cadar nooca 2$ , 10x2$=20$

25 cadar nooca shushubka 2$ , 30x2$=60$

38 cadar nooca shushubka 1$ 38x1$=38$

25 cadar nooca 0.3$ La siiyo 25x0.3$=7.5$

5 Shampoo 3$ 5x3$=15$

2 xabo Saliida Quality leh 6$ilaa10$ qiimo ahaana waxaynu qadanaynaa 6$ 6x2$=12$

Gereamyo ka so qaad 20$

TOTAL iibka maalintaas  438$ iibka Maalintaas dhacay Bi idni-laah

438$ bal kaba goo 38$ Xaasil 400$

400$ -50$ Dhigaal 400$-50$=350$

350$ ku celi Gancsigaaga.

 

GANACSIGAN QAABKAA LOOGA SHAQAYSTAA WAA INAAD ISKU CELCELISO DAKHLIGIISA MARKAAD KA JARTO HADUU INAN SHAQAALE AH KUU SHAQAYNAYO MOOYEE ...

BALSE AAN KU SIIYO QISHKA  FAAIDADIISA ISAGA WUU INAAD HABEENKII U DHIGTAA 30$ ILAA 45$ INTA U DHAXAYSA OO AY KU JIRTO KIRADA IYO LAYDHKA

OO AANAD KU XISAABTAMAYN

TUSAALE WAXAAD DHIGTAY

35$X30 CISHO =1050$

1050$-350$kiro+50 laydh =650$ xaasil Faaido ah hadiiba uu dakhligu batana dhigaalkaaga waad badanaysaa  Si Dakhligu u bato .

                      

HADIIIBA AAD SHAQADAAS LABA KA DHIGTO DAKHLIGA AAD HELAYSAA WUU LABA LAABMAYAA ..

 

GANACSIGA KAN KA YARA WEYN QURUX AHAAN KA YARA WEYN ISAGU QIIMO AHAAN WAA 4000$ ILAA 6500$

INTA U DHAXAYSA.

                      

Hala shaqaysto Ganacsi wacan guulayso

Inshaa alaah Waxa ku xigaya Ganacsiga lagu bilaabi karo 3400$ ilaa 6000$ inta udhaxaysa ....

 

Qore Engr Abdifatah Jama

Email Id : [email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.