Ka Caqliga Xumi Waa Adiga


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 10, 2019 13:36:46
Shacabkiibuu isleeyay wax usheeg haddana wuu caayayaa Wuxuu yidhi ka caqliga xun anaa shaqo ka qaban doona

Keene iyo kordhiye

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib kan laleeyay waa duqa

Caasimadda ma maqlaysay wuxuu bulshada ku lahaa?

Kordhiye. Saaxiib bulshadan cid habaartay garanmaayo

Bal kuwa unoqday madax ee xataa si ay uhadlaan garan la,a

Shacabkiibuu isleeyay wax usheeg haddana wuu caayayaa

Wuxuu yidhi ka caqliga xun anaa shaqo ka qaban doona

Waa wada noocaa.

Laakiin anigu xikmad badan kugu khasaarayn mayo oo ma geydid

Laakiin waxaan kuleeyay ka caqliga xumi waa adiga

Markhaatigana adaa isku furay

Guuleed liibaan  [email protected]

*********************************************************************






style="font-size:16px;">Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.